Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ka laabtay go’aankii ONLF ugu aqoonsadeen urur argagixiso

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ka laabtay go’aankii ONLF ugu aqoonsadeen urur argagixiso

Waxaa kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen in laga laabto go’aan ay horay gaareen Golaha Xukuumaddii Xassan Cali Khayre ee Sanadkii 2017-kii.
Golaha ayaa laalay go’aankii ay xukuumaddaas ugu aqoonsatay ururka ONLF urur agagixisao ah “ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia.” sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaare Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments