DHAGEYSO:Qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan Kursaasta dad gaar ah loo xirin

0
805

Shir ay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ku yeesheen Beesha iska leh Kursiga Numberkiisu yahay #Hope140 ayay kaga Hadleen Masiirka Kursiga iyo Sidii Sanadkaan isbadal loogu sameyn lahaa.
Kursigaan ayuu 12 sano ee la soo beesha leh ku matalayay Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo deegaan doorshadiisu tahay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle waxayna dadka kulanka ka soo qayb galay ay dalbadeen in kursiga isbadal lagu sameeyo sanadkaan maadaama ay xuseen in mudadaas 12 sano ah aysan kursigaan ku helin matalaad dhab ah.