Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Nin naafo oo faquuq awgii 12 sano hooy ka dhigtay suuqa Dhagaxleey

DHAGEYSO:Nin naafo oo faquuq awgii 12 sano hooy ka dhigtay suuqa Dhagaxleey

Waxaa lagu soo warramayaa in shakhsi naafo ah oo lagu magacaabo Axmad Maxamad Muuse faquuq uu bulshada kala kulmay ka dib uu suuqa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey hooy ka dhigtay muddo 12 sano ah .
Wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay Axmad ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray.

Ciddii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka ah +254702837696

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments