Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garissa laga bixiyo aqoonsiga qaran ee kenyaanka horay iskaga diiwaangeliyay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR oo ay dowladda dhexe ka saartay faraha qaxootiga.
Waxaa arrintan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikarin Cismaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kenyaanka laga saaray faraha qaxootiga oo maanta sharciga wadanka lagu siinaya Garissa