Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Xildhibaano ka tirsan Ingiriiska oo taageerey qadiyadda Somaliland

Xildhibaano ka tirsan Ingiriiska oo taageerey qadiyadda Somaliland

Waxaa lagu soo warramayaa in dhowr xildhibaan oo Ingiriis ah, ayaa taageeray doodda uu maanta hordhigayo baarlamaanka Ingiriiska xildhibaan Gavin Williamson, oo ku saabsan qadiyadda Somaliland.
Xildhibaanada soo dhoweeyey doodda maanta waxaa kamid ah Stephen Doughty, iyo Tom Tugendhat.
Gavin Williamson ayaa ah xildhibaan ka tirsan xisbiga talada Ingiriiska haatan haya ee muxaafidka.
Xildhibaan Gavin ayaa hordhigi doonna dooddiisa baarlamaanka Ingiriiska saacadaha inagu soo fool leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments