DHAGEYSO:Guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo ballanqadaay inay qaban doonaan doorasho loo siman yahay

0
492

Guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ee Soomaaliya Muuse Geelle Yuusuf (Faroole), oo hadlay ka dib doorashaadi uu ku soo baxay ayaa ballanqadaay inay qaban doonaan doorasho loo siman yahay.

Dhanka kale guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duuqa Muqdisho Cumar Maxamud Cumar Filish oo dhankiisa hadlay ayaa ku guddiga ugu baaqay in maalmaha kooban ee ay haystaan ku soo dhameystiraan howlaha doorashooyinka ee golaha shacabka Soomaaliya.