Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo bogaadiyay bannaanbixii caasimadda ee la baajiyay

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo bogaadiyay bannaanbixii caasimadda ee la baajiyay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamad (Cumar Filish) ayaa bogaadiyay tallaabada dib loogu dhigay bannaanbax qorshaysnaa inuu magaalada Muqdisho ka dhaco shalay, balse dib loo dhigay.
Waxaa uu amaanay doorka duubabaka dhaqanka ee gobolka Banaadir oo ay ku hakiyeen bannaanbaxaasi, isagoo sidoo kalena dadkii bannaanbaxa abaabulayay ku amaanay inay u hoggaamsameen soo jeedinta dhaqanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments