Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Waxgaradka gobolka banaadir oo ka hadlay dib u dhiga banaanbax la qorsheeyay

DHAGEYSO:Waxgaradka gobolka banaadir oo ka hadlay dib u dhiga banaanbax la qorsheeyay

Kadib markii Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleeystay in dib loo Dhigo banaanbixii la qorsheeyay inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar ka mid ah dadkii banaanbaxa abaabulayay iyo waxgaradkii ku guulaystay dib u dhigiisa.
Banaanabxaan oo horay maamulka Gobolka Banaadir uu u sheegay inaan la qaban doonin dadka abaabulayana ay sheegeen inay qabanayaan ayaa waxaay odayaashu sheegeen inay dib u dhigeen maadaama ay ka cabsi qabeen in banaanbaxaan ay dhibaato kale ka dhalatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments