Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Al-Shabaab oo sheegatay mas'uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka kooxdaasi ee Al-Andalus.
Qoraalka laga baahiyay idaacadda ayaa sidan u qornaa “Mujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah ku beegsaday kolonyo ay la socdeen saraakiil caddaan ah waxaana weerarka ku burburay mid kamida gaadiidkii ay caddaanku la socdeen, kuwa kalane waxyeello ayaa gaartay” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab oo ay baahisay Idaacadda Andalus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments