DHAGEYSO:Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka sanadka 2021-ka

0
645

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay uga hadleen qodobbo dhowr ah oo ku saabsan doorashooyinka, ammaanka, abaaraha, ciidamo la sheegay in ra’iilsul wasaaraha ay is hortaag ku sameeyeen iyo qodobbo kale.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shirka markuu soo dhammaaday faahfaahin ka siiyay warbaahinta qodobbadii looga hadlay.