DHAGEYSO:Deegaanka Helikeliyo oo maanta laga dhagax dhigay mashruuc biyo xireen ah

0
720

Wasiirro ka tirsan maamulka Hirshabeele ayaa maanta magaalada Beledweyne dhagax dhigay mashruuc lagu sameynayo biyo xireen laga hirgelinayo deegaanka Helikeliyo.

Mashruucan ayaa waxaa maalgelinaya dowladda boqortooyada Norway.

Cabdishakuur Maxamad Xasan ayaa ka warramaya.