DHAGEYSO:Carruur ku nool Beledxaawo oo daryeel caafimaad u baahan

0
808

Qoys ku nool dagmada Baladxaawo oo haysta labo carruur ah wiil iyo gabadh qabo cudurka albino ee caddeeya midibka maqaarka jirka ayaa codsanaya daryeel caafimaad
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya

Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir:+252618929724