DHAGEYSO:William Ruto oo difaacay astaanta xisbiga UDA ee ah gaari gacan

0
621

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa difaacay astaanta xisbiga UDA ee ah gaari gacan isagoo hoosta ka xarriiqay in ujeeddada laga leeyahay ay tahay in la tixgeliyo shaqooyinka ugu hooseya ee ay Kenyaanka ka helaan qutul maalmeedkooda si ay dowladda uga helaan taageero dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here