DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay go’aanka maxkamada ICJ ku diiday in dib loo sii dhigo

0
523

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaysay go’aanka ka soo baxay maxkamda Cadaaladda adduunka ee ICJ ee ku aadan inaan markale dib loo sii dhigaynin dhagaysiga Dacwadsa badda ee ka dhexeysa labad dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamad Guuleed Qadar oo warbahainta la hadlay ayaa Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay Farriinta la xiriirta in Maxkamadda aduunka ay go’aan ku gaadhay in dhageysiga dacwadda oo horayna ay u muddeysay haseyeeshee Kenya ay codsatay in dib loo dhigo, aan la aqbaleynin in dib loo dhigo mar dambe.
Sidaa daraadeedna dhinacyadu ay u soo diyaargaroobaan 15-19 bisha soo socota ee Maarso inagu soo aaddan Insha Allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here