DHAGEYSO:Wajeer oo laga xoojinaya dagaalka ka dhanka ah gudniinka Fircooniga

0
327

Waxaa dowlad deegaanka Wajeer laga xoojinaya dagaalka lagula jiro gudniinka Fircooniga.
Culimada iyo bulshada ismamaulka Wajeer ayaa ku baaqay in hal meel looga soo wadajeesto gudniinka Fircooniga ah kaas oo ay dumarka dhibaatooyiin kala kulmaan.