DHAGEYSO:Gudiga hirgalinta dooroshooyinka Jubbaland oo ka hadlay qabashada doorashada Baarlamaanka Somalia

0
420

Gudiga hirgalinta dooroshooyinka her dowlad goboleed ee jubbaland ayaa maanta ka hadlay qabashada qaar ka mida kuraasta barlaamka fadaralka Somalia.
Mohamed Ibrahim Washington ayaa qodobkan Kismaayo inooga soo diray.