DHAGEYSO:Gudiga cadaalada Wakiilada Soomaaliland oo Booqday Togdheer

0
235

Gudi hoosaadka golaha wakiilada Soomaaliland u qaabilsan Garsoorka, Cadaaalada iyo xuquuqal iinsaanka Ayaa Kulan la Qaatay Maamulka Gobalka Togdheer ee Soomaaliland.
Gudiga ayaa la kulmay maamulka gobolka golaha deegaanka iyo maxkamadaha ku yaala gobolkaasi Togdheer waxayna sheegeen inay ka wada hadleen hormarinta arimaha cadaalada,garsoorka iyo xaquuqul insaanka si caqabadaha ka jira ay xukuumada Soomaaliland wax uga qabato.