DHAGEYSO:Laftagareen oo gaaray magaalada Kismayo

0
442

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaziz Maxamed Lafta gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland.