Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dhaliishay warbixin lagu sheegay in kaalimaha hore kaga jiraan...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dhaliishay warbixin lagu sheegay in kaalimaha hore kaga jiraan musuqmaasuqa

Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowladda Fedraalka Soomaaliya C/qaadir Maxamad Nuur ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ku waafaqsanayn warbixin dhawaan la soo saaray oo looga hadlay heerka Musuqmaasuqa wadankaasi kaas oo la sheegay inay ka mid yahay dalalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka.
Wasiirka ayaa sheegay in hay’adda hufnaanta caalamiga ah ee international transparenty aysan Soomaaliya la soo xiriirin xilligii ay warbixintan diyaarinaysay taasina ay muujinayso inaysan xog dhamaystiran Soomaaliya ka hayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments