DHAGEYSO:Xildhibaanada Garissa oo laga codsaday inay caawiyaan dadka ay abaartu saameysay

0
451

Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka laantiisa Garissa Axmad Xasan ayaa mudanayaasha baarlamaanka ee laga soo doortay deegaanada Garissa ugu baaqay inay caawiyaan dadka ay matalaan ee la daala dhacaya saameynta abaarta.