Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Golaha midowga musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg...

Golaha midowga musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg ah

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ku baaqay in la qabto shir deg deg ah oo looga hadlaayo xaaladca siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa sidoo kale lagu soo dhaweeyay go’aankii maamullada Jubbaland iyo Puntland.
Goluhu wuxuu sidoo kale sheegay in Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday ee Farmaajo shirkaas kaga qayb geli karo hab maamuus musharax oo lamid ah kan musharixiinta hadii uunan tartanka ka tanaasulin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments