DHAGEYSO:Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay go’aamo ay soo saareen musharraxiinta Soomaaliya

0
503

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxay aragtidooda ka dhiibteen war-saxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta Soomaaliya oo ay ku caddeeyeen mowqifkooda doorashada.
Shacabka ayaa waxay dhammaan siyaasiinta ka dalbadeen in xasiloonida dalka la ilaaliyo