DHAGEYSO:Bulshada Dhoobley oo sameeyay isku tashi dhanka horumarka ah

0
408

Magaalada Dhoobley ee dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socda horumar, kobac dhaqaale iyo dib u dhis waxaana jira isku tashi bulsho iyo dhiirrigelin loo sameeyo dhallinyarada deegaankaasi.
Maxama Baaruud Xuseen oo dhawaan socdaal shaqo ku tagay magaalada Dhoobley ayaa warbixintan ku eegaya isbeddelka halkaasi ka jira.