DHAGEYSO:Ka dib natiijo la’aantii shirkii Dhuusamareeb maxaa la filan karaa?

0
586

Ka dib Markii uu natiijo la’aan kusoo dhamaaday shirkii Magaalada Dhuusamareeb ay ku yeesheen Madaxda dowlada Dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada ayaa waxaa siyaabo kala duwan xaaladaha ay suuragalka tahay in dalku Galo maadaama muddo Xileedka dowlada dhexe Madaxdeeda uu gabogabo yahay.
Garyaqaan Daahir Maxamad Maxamuud oo ka mid ah Garyaqaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay waxyaabaha ka dhalan kara xaaladda hadda uu dalka Soomaaliya marayo maadaama aan wali lagu heshiin hanaankii doorashada dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here