DHAGEYSO:Maamulka degmada Kaaraan oo soo saaray amar la xiriira nadaafadda

0
629

Maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya ayaa amray dadweynaha in aan qashin la dhigin waddooyinka degmada oo la ilaaliyo nadaafadda iyo bilicda degmada.
Mas’uuliyiinta degmada ayaa shacabka ku boorriyay inay dowladda kala shaqeyaan oo ayna mas’uuliyad shakhsiyeed iska saaraan arrimaha nadaafadda.