Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka caafimaadka oo ku baaqay in carruurta laga tallaalo dabeysha

Wasiirka caafimaadka oo ku baaqay in carruurta laga tallaalo dabeysha

Iyadoo guud ahaan caalamka maanta laga xusaya maalinta adduunka ee ka dhanka ah cudurka dabeysha ayuu wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Kenya Mr. Mutahi Kagwe waalidiinta ku boorriyay inay xaqiijiyaan in carruurtooda ay qaateen tallaalka.
Waxaa uu Kagwe hoosta ka xarriiqay in dabeysha oo laga guulaysto ay guul u tahay caafimaadka dunida.
Hal ku dhigga xuska maalinta adduunka ee xanuunka dabeysha ee sanadkan ayaa ah hal maalin, hal diirad oo lagu ciribtirayo dabeysha si loogu guulaysto ballanqaadka ah in xanuunkan laga dabar gooyo caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments