DHAGEYSO:Siyaasiyiinta oo looga digay inay bulshada is qabadsiiyaan xilliga ololaha doorashooyinka

0
331

Madaxda siyaasadeed iyo musharraxiinta xilal doonka ah ayaa lagu boorriyay inay ka fogadaan wax kasta oo keeni karo kicin dadweyne xilliga lagu guda jiro ololaha doorashada.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.