DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay diiwaangalinta barayaasha

0
568

Agaasimka waxbarashada ee maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dib u habayn balaadhan ku samaynayaan barayaasha caasimada ka howlgala.
Maamulka gobolka banaadir gaar ahaan agaasimka waxbarashada ayaa sheegay inay diiwaangalinayaan Macalimiinta iskuulada waxka dhiga taasoo uu ku micneeyay mid sare loogu qaadayo tayada waxbarashada gobolka Banaadir.