DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan dilal ka dhacay gobolka Hiiraan

0
525

Deegaanka Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa shalay lagu dilay nin ka shaqeeynayey samafalka dadka deegaankaas ee gobolkaasi.
Waxaa sidoo kale xalay dhacay dil kale oo loo geeystay qof kale oo ka mid ah bulshada gobolkaas.
Cabdulaahi Xirsi Indhooy oo ka mid ah nabadoonada gobolka ayaa inooga warramay dhacdooyinka dilalka ee la xiriira aanooyin qabiil.
Cubeyd Xasan Maxamuud ayuu khadka taleefoonka ugu warramay