Dowladda oo shaacisay wakhtiga la xirayo makhaayadaha

0
595

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mutaahi Kagwe oo maanta shir jaraa’id ah qabtay ayaa shaaciyay in goobaha lagu cawiiyo sida baararka khamrika lagu cabo la xiro habenekii 11-ka ama shanta saac habeenimo.
Dhinaca kale xog,hayaha ururka mulkiilayaasha hoteelada iyo baararka ayaa sheegay in Mombasa lagu xiray ilaa 40 ruux kuwaas oo jabiyay sharciga lagu xakamaynayo caabuqa COVID 19.