DHAGEYSO:In ka badan 2,500 oo ah qoysaska bariga Mandera oo helay caymis caafimaad

0
402

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga Mandera Cumar Maxamad Macallin ayaa sheegay in dadaal badan ay ku bixiyeen sidii qoysas badan ay u heli lahayeen kaarka caymiska qaran ee caafimaadka.
Waxaa uu sidoo kale faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uga qabsoomay dhanka waxbarashada iyo taageeridda dhallinyarada.

Dhanka kale Xasan Xaaji Cabdi Diiriye oo ka mid ah siyaasiyiinta ismaamulka Mandera ayaa dadweynaha ugu baaqay inay qaataan kaarka codeynta