DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo ka hadlay tallabadii lagu qaaday bandowga habeenkii

0
462

Dadweynaha ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu shalay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta meesha kaga saaray bandow ka mid ahaa tallaabooyinka lagu xakameynaya faafidda cudurka COVID19 oo tan iyo bishii saddexaad ee sanadkii hore xilliga habeenkii wadanka ka jiray.
Shacabka ayaa sheegaya inay aad ugu farxeen tallaabadan oo ayna uga mahadcelinayaan hoggaamiyaha dalka .
Qaar ka mid ah dadweynaha oo la hadlay warbaahinta Star ayaa yiri