DHAGEYSO:Magaalada Kismaayo oo maanta lagu soo gabagabeeyay kulan wadareedka dar dargalinta hiigsiga xukuumada

0
490

Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo xiray kulan wadareedka dar dargalinta hiigsiga xukuumada oo muddo saddex maalin ah uga socday golaha wasiiradda Jubbaland magaalada Kismaayo.
Washington ayaa qodobkan eegaya.