In ka badan 116 qof oo ku dhimatay daadadka Nepal

0
598

Ugu yaraan 116 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dalka Nepal ka dib dhul go’o iyo fatahaado ku dhuftay.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in 30 ruux oo dheeraad ah weli la la’yahay.
Dhibaatooyinka ayaa ka dhashay roobab culus oo saddexdii cisho ee ugu dambeeyay wadankaasi ka da’ayay.