Tirada dadka ismaamulka Mombasa ee isku diiwaangeliyay codbixinta doorashada sanadka dambe ee 2022-ka ayaa aad u yar sida uu kusoo warramayo wakiil wareedka idaacadda Star Fm ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan.
Audio PlayerTirada dadka ismaamulka Mombasa ee isku diiwaangeliyay codbixinta doorashada sanadka dambe ee 2022-ka ayaa aad u yar sida uu kusoo warramayo wakiil wareedka idaacadda Star Fm ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan.
Audio Player