DHAGEYSO:Dhoobley oo laga hirgeliyay nalalka habeenkii waddooyinka Iftiimiya

0
451

Magaalada Dhoobley ee Jubbaland ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyay nalalka habeenkii iftiimiya jidadka taas oo dadka deegaankaas ay soo dhaweyeen sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen