Maxkamadda ICJ “Majiro afgarad ay horaan u wada gareen Kenya iyo Soomaaliya ee khilaafka badda”

0
464

Madaxweynaha Maxkamadda oo akhrisay caddeymaha iyo doodda ay soo bandhigeen labada dhinac, ayaa sheegtay in aysan maxkamadda ICJ caddeyn karin in khilaafka labada dhinac uu soo jiray ka hor sannadkii 2009-kii.
Waxay sidoo kale tilmaamtay in Maxkamadda ay diiday sheegashada Kenya ee ah in labada dhinac ay horey u gaareen heshiis is afgarad ah oo ku saabsan muranka xuduudda.
Balse waxaa go’aanka ka muuqday in aaggii lagu muransanaa badankiisa loo xukumay Soomaaliya, qaybna ay gashay dhanka Kenya.