DHAGEYSO:Xoolo badan oo abaarta ugu dhintay magaalada Liboi ee Garissa

0
360

Saameynta abaarta ku dhufatay dalka waxaa ka mid ah inay xoolo badan ku dhinteen sida lagu arkayo magaalada Liboi ee ismaamulka Garissa .
Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi socdaal shaqo ku jooga ayaa wareysi la yeeshay mid ka mid ah dadka ay xoolaha kaga dhamaadeen abaarta iyo wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Liboi, Xuseen Axmad Bashiir waxayna ka warramayaan saameynta abaarta.