Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamado go’doonka ka qaado deegaano Shabaabku go’doomiyeen

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamado go’doonka ka qaado deegaano Shabaabku go’doomiyeen

Ka dib markii shalay Degmada Bardaale ee gobolka Bay ay gaareen Wafdi ka socday dowladda Dhexe ayaa waxay halkaas kaga dhawaaqeen dagaal lagu qaadayo deegaanada ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ee shabaabku go’doomiyeen.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Difaaca Soomaaliya Xildhibaan C/fitaax Qaasim oo Magaalada Bardaale kula hadlay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ee halkaas ku sugan ayaa sheegay inay ciidamadaan u diyaarsan yihiin sidii shabaabka ay uga Saari lahaayeen guud ahaan deegaanda Koonfur Galbeed ee ay wali ku sugan yihiin oo qaarkood ay Sanado go’doomiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments