Caalamka DHAGEYSO:Nin sawir ku aflagaadeeyay nabi maxamad oo shil ku geeriyooday By star - October 4, 2021 0 362 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Nin u dhashay dalka Sweden oo sameeyay sawir uu ku Aflagaadeeyay Nabi Maxammed NNKH ayaa ku geeriyooday shil baabuur, waxaana geeridiisa xaqiijiyay ciidamada booliska ee dalka Sweden iyo xaaskiisa. Maxamad Cibaar Diiriye ayaa faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/Maxamad-Cibar-Ninka-geeriyooday.mp3