DHAGEYSO:Sh Shaakir oo Star FM uga warramaay imaatinkooda Guriceel iyo waxa uu yahay ujeedkoodu

0
615

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa shalay si nabad ah ugu dhacday gacanta ciidamada iyo maamulka culimada Ahlu-Sunna waljamaaca
Sheekh Maxamad Shaakir Cali Xasan oo gabal dhicii shalay gaaray gudaha degmada Guriceel ayaa khadka taleefoonka ugu warramay wariyaha Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud.
Waxaa uu uga warramay imaatinkooda Guriceel iyo waxa uu yahay ujeedkoodu.