Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Garissa oo gargaar ku baaqay By star - October 1, 2021 0 544 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shekh Husein Abdullahi oo kamid ah culumada magaalada Garssa ayaa dawlada ugu baaqay in la caawiya dadka ay abaarta sameysay madama ay xaalada abaarta ay aad u daranatahay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/Shekh-Husein-Abdullahi.mp3