DHAGEYSO:Waa maxay sababta ka danbeysa xisbiga siyaasadeed ee xoola dhaqatada

0
521

Siyaasiinta ama madaxda dadka xoola dhaqatada ah ee dalka ayaa isku dayaaya inay sameystaan isbahaysi siyaasaded oo matala dadka xoola dhaqatada ah .
Masu’uliyiinta doonaya in arrintan ay dhaqan gasha ayaa waxaa ka mid ah xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikarin Cismaan.
Waxa uuna sharaxaya sababaha ay u doonayaan in la helo isbaheysi siyaasadeed oo matala danaha dadka xoola dhaqatada ah.