Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamkunji oo beeniyay in amniga Islii uu sii xumaanayo By star - September 23, 2021 0 970 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa maanta la xiray isku socodka iyo ganacsiga xaafadda Islii, gaar ahaan dhismaha Yare Towers oo ku yaalla wadada 12-aad ka dib markii la sheegay in dhismahaasi la dhigay walxa qarxa. Yuusuf Gaas, wariyaha Star FM ee Nairobi ayaa dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/09/Yussuf-Gaas-Islii.mp3