DHAGEYSO:Hal qof oo lagu dilay Laikipia

0
437

Wararka naga soo gaaraya degmada Olmoran ee ismaamulka Laikipia ayaa sheegaya in xalay hal qof la dilay.
Sidoo kale waxaa la dhacay ugu yaraan 30 neef oo xoolo ah.
Tani ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dowladda dhexe ay xoogga saarayso sugidda amniga ismaamulkaasi oo ay saameysay xasilooni darro.
Dadweynaha ayaa ciidamada ammaanka ugu baaqay inay sare u qaadaan howlgallada si loo badbaadiyo nolosha shacabka iyo hantidooda.