Wasiirka wasaarada Caddaalada Xukuumada Fedraalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa kulan looga hadlayey Hormarinta hay’ada garsoorka Soomaaliya kula qaatay wafdi ka socdey QM.
Qodobada ay labdaan dhinac ka wada hadleen ayaa waxaa ka mid ah hormarinta waaxyaha garsoorka Soomaaliya waxayna isla garteen in qalabayn iyo tayayn lagu sameeyo hay’adaha garsoorka Soomaaliya.
Agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada dowlada Fedraalka Soomaaliya Axmed Xassan Yusuf ayaa faahfaahin ka bixiyay muhiimada shirkaan iyo qodobada looga hadlay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Masuuliyiin ka socday QM oo la kulmay madaxda wasaarada cadaalada Soomaaliya