DHAGEYSO:Dawladda oo wada dadaalo lagu caawinaya dadka xoola dhaqatada ah ee abaartu ay saameysay

0
539

Dawladda ayaa wada dadaalo lagu caawinaaya dadka ay abaarta saamaysay ee xoola dhaqatada ah .
Arrinatan ayaa idaacada STAR FM waxaa faah faahin ka siiyay xildhibaanka laga soo doortay Fafi Cabdikarim Cusman.