DHAGEYSO:Shacabka iyo maamulka xaafadda Islii oo si dhow uga wada shaqeynaya amniga

0
506

Qaar ka mid ah shacabka xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji iyo ku xigeenka guddoomiye xaafadeedka ee waqooyiga Islii Jawaahir Maxamad Muuse ayaa warbaahinta Star la hadlay