DHAGEYSO:Madax ka hadashay in dib loo helay aqoonyahaan soomaaliyeed oo la waayay

0
716

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha laga soo doortay ismaamulka Mombasa iyo mas’uuliyiinta jaaliyadda soomaalida Mombasa ayaa si wayn u soo dhaweeyay in Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo maalmo ka hor la waayay uu xurriyadiisa dib u helay sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan.