Folkaano ka qaraxday jasiiradaha canary ee dalka Spain

0
340

Markii ugu horaysay muddo 50 sano ah ayaa waxaa ay folkaano ka qarxday jasiirada Canary ee dalka spain
Folkaanadaasi ayaa waxaa ay qabsatay quryo iyo kaymo halka 5,000 kun oo qof oo ay ku jiraan ilaa 500 boqol oo dalxiisayaal ah ay ka carareen goobtaas, sida ay ku soo waramayaan saraakisha dalka spain wallow wax dhimasho ah aan la soo sheegin.